firaashan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-shnaa, -shnayd)Wax la firaashay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firaashan ↴
firaashnaan [m.f.dh]
eeg firaashan. ld firaash-naansho.
firaash [m.l] (-shyo/furshaan, m.dh)
1. Joodari. 2. Maryaha, bustaha iwm ee la dul saaro joodariga. ld furaash.
firaash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Maro, buste iwm joodari dul saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg