firdhad
(m.l)ld Firdhaad; firdhasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firdhad ↴
farriiq [m.l]
1. Butaaco, firdhad, finnin. 2. Tarriiq, dillaac.
firdhaad [m.l]
1. Wax weyn oo qarxaday ama col jabay, waxa ka soo go'a ama ka soo yaaca. 2. Dad ama xoolo kala yaacid. ld firdhad (1).
firdhasho [m.f.dh]
eeg firdho. ld firdhad (2).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg