fire
(m.l)ld firin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fire ↴
firayn [m.f.dh]
eeg firee.
firee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
1. Wax firo u yeelid. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale u rogid. 3. Kala f.: wax meeshu u jeedey ma ahee meel kale u jeedin.
fireyso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Haad turub geddisasho.
firin [m.l] (-nno, m.dh)
Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg