firfircoonaan
(m.f.dh)

eeg firfircoon. ld firfircoonaansho, firfircooni.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firfircoonaan

caarran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax dardartiisii qaba ahaansho; firfircoonaan iyo himmo ka buuxdo.

curiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
(kiim.) Walaxda aan loo sii kala bixin karin walxo ka sii fudud asal haan. Atammada curiyuhu waxay dhammaantood leeyihiin tiro borotoon oo isku mid ah iyo weliba tiro isku mid ah oo elektaroon, taas oo jaangoysa firfircoonaanta kimikaad. Curiyayaasha, dabiici ahaan, laga helo dhulku waa ilaa 92.

firfircoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld firfircoonaan.

firfircooni [m.dh]
ld firfircoonaan.

tax firfircoonaanta [m.dh] (-xo ..., m.l)
(kiim.) Tax muujinaya sida biruhu ugu kala firfircoonyihiin dhinaca falgallada la xiriira ayoonnada ku jira milan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg