firgo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaday, -gatay)ld fargo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firgo ↴
fargo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
fir [m.l]
Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
fir [m.l]
1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.
fir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Timo, caw iwm feerid. 2. Geedo cagaar yar bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg