firiimaale
(m.l)

(bot.) Geed gaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban kana mid ah dhirta daawada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firiimaale

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg