firinbi
(m.l)

ld firimbi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firinbi

firimbi [m.l] (-iyo, m.dh)
Aalad yar oo bir ama caag ah oo leh laba dalool oo marka la afuufo sii daysa foori dheer. ld firinbi.

firin [m.l] (-nno, m.dh)
Qori yar oo dhuuban oo ilig ama ka badan leh, badi ahaanna xardhan oo timaha lagu feero. ld fire.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg