firow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax firo yeelasho. 2. Waraaq turub oo gembisan dhanka kale isu geddiyid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firow ↴
firoobid [m.f.dh]
eeg firow.
fir [m.l]
Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.
fir [m.l]
1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.
fir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Timo, caw iwm feerid. 2. Geedo cagaar yar bixin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg