firqo
(m.dh)

Dad koox ah; horin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh firqo ↴

firqoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Nafley orgeysan ahaansho (ariga, lo'da iwm).

firqoonaan [m.f.dh]
eeg firqoon. ld firqoonaansho.

firqoonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld firqoonaan.

indhafirqoon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax meel dheer wax ka arka ahaansho (qof). ld indhafircoon.

indhafirqoonaan [m.f.dh]
eeg indhafirqoon. ld indhafircoonaan, indhafircoonaansho, indhafircooni.

indhafirqooni [m.dh]
ld indhafirqoonaan.

fir [m.l]
Cagaarka ka soo baxa meel laga guuray; fuf.

fir [m.l]
1. Taxanaha abtirsiimada ee laga soo askumay. 2. Cagaarka ugu horreeya ee geedaha ka soo baxa. ld firfir¹.

fir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Timo, caw iwm feerid. 2. Geedo cagaar yar bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg