fusqi
(m.l)ld fisqi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fusqi ↴
fisqi [m.l]
Falal xun oo aan diinta iyo dhaqankuba oggolayn. ld fisiq, fusqi, fusuq.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg