fuullaan
(m.l)Aqoonta iyo isticmaalka fardaha iyo rakuub fuulidda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuullaan ↴
fuullaandhaaf [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
F. ah: nin aad ugu xeel dheer fuulidda fardaha; fardadhaari.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg