fuuqsad
(m.l)ld fuuqsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fuuqsad ↴
fuuq [m.dh]
1. Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq. 2. In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq².
fuuqsasho [m.f.dh]
eeg fuuqso. ld fuuqsad, fuuqsi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg