gaashaambuur
(m.dh)Dad dhawr qolo ah oo ciidamada isku darsaday oo xooggooda mideeyay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaashaambuur ↴
gaashaambuuraysad [m.l]
ld gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuuraysasho [m.f.dh]
eeg gaashaambuurayso. ld gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam- buursasho.
gaashaambuuraysi [m.l]
ld gashaambuuray- sasho.
gaashaambuurayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Cid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.
gaashaambuursad [m.l]
ld gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuursasho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuursi [m.l]
ld gaashaambuur- aysasho.
gaashaambuurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld gaashaambuurayso.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg