gacalo
(m.dh)ld Gacaliso; gacaltooyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacalo ↴
gacaliso [m.dh]
Qof haween ah oo aad loo jecelyahay. ld gacalo (1).
gacaltooyo [m.dh]
Is jeclaan iyo is qaddarin dad ka dhexeysa. ld gacalo (2).
hooyo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Qof dumar ah oo wax dhashay. 2. Erey gacalo. 3. U.j: hooyoy! 4. U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey.
koolkooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ilmo yar si gacalo leh u barbaarin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg