gacanqabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Faa'iido badan helid. 2. Nin, gabar uu guursaday oo aan ciddeedu dhisin kaxaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacanqabso ↴
gacanqabsasho [m.f.dh]
eeg gacanqabso. ld gacanqabsad, gacanqabsi (4).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg