gadawaar
(m.l)

Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn.

gadawaar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Daruur beelid (cir).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadawaar ↴

gadawaarid [m.f.dh]
eeg gadawaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg