gadawaarid
(m.f.dh)

eeg gadawaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gadawaarid ↴

gadawaar [m.l]
Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn.

gadawaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Daruur beelid (cir).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg