gag
(m.dh)1. (sh.r) cod lagu muujiyo jug xoog leh. 2. G. ah: qof mintid ah oo gacan'adag.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gag ↴
xagaggaro [m.dh]
Nooc cawska ka mid ah. ld xaqaggaro.
xagaggeli [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
U x.: labo qof oo isku dhinac ah, keli ula legdamid; midba xag u deyn.
xagaggelin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg xagaggeli.
agag [m.l]
ld agaag.
agagaar [m.l]
Wax meelaha ku dhow ee hareeraha kaga xeeran. ld agaggaar.
agagas [m.l]
Qof aan ka xishoon waxyaabo bulshada uu la noolyahay ceeb ula muuqda.
agaggaar [m.l]
ld agagaar.
agagse [m.l]
1. Waxa laga baxsho ama laga qasho xoolo la soo dhaco inta aan la qeybsan. 2. Wax yar oo kororsiimo ahaan loo siiyo qof xoola la soo dhacay oo la qaybsaday wax yar ka helay. ld agaagse.
agagsi [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Cid agagse siin.
agagsiyid [m.f.dh]
eeg agagsi.
g [m.dh]
(ga') Xarafka toddobaad ee xuruufta
afka soomaliga, ahna shibbane.