gaggabi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Cid, nabar ay la miyir beesho surka kaga dhufasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaggabi

gaggab [m.l]
1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.

gaggabid [m.f.dh]
eeg gaggab². ld gaggab¹ (3).

gaggabin [m.f.dh]
eeg gaggabi. ld gaggabis.

gaggabis [m.l]
ld gaggabin.

gaggabsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la gaggabiyey ahaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg