gahayrow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Gahayr noqosho. ld gahayr.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gahayrow ↴
gahayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Miro curdan dhaafid. 2. Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
gahayr [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
1. ld gaahiir 1. Miro aan bislaan, curdannimadiina dhaafay. 2. G. ah: gabar inannimmo ku weynaatay. 3. Wax aan jilicsanayn; adag. 4. ld gaahi.
gahayr [m.dh]
Geed gaab u eg dhafaruurta oo leh laamo dhuudhuuban oo aqallada lagu dhisto.
gahayr [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Miro curdan dhaafid. 2. Qof doobnimo ku weynaansho. ld gahayrow.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg