galaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)

Wax galaali ku taal ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galaalan

galaalnaan [m.f.dh]
eeg galaalan. ld galaalnaansho.

galaal [m.dh]
1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.

galaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg