galaalid
(m.f.dh)eeg galaal².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galaalid ↴
galaal [m.dh]
1. Diillin cad oo madaxa idaha bartanka kaga tal. 2. Dambas, nuurad iwm oo qof la fooray wejiga laga mariyo.
galaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Qof laga badiyey turub wajiga dambas, nuurad iwm ka marin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg