galaas
(m.l) (-syo, m.dh)

1. Weel macdan ah oo wax lagu shubto. 2. Fasal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galaas

dhangalaasayn [m.f.dh]
eeg dhangalaasee.

dhangalaasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -saysay)
Cid dharbaaxid.

dhangalaaso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Ku dhufashada gacanta oo furan si xoog leh wax loogu dhufto.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg