galasac
(m.l)Caano dhaynimadii ka tegay welina aan suusac noqon.
galasac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)Caano heer ay dhaynimadii ka tegeen, suusacna aanay noqon gaarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galasac ↴
galasicid [m.f.dh]
eeg galasac².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg