galco
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-caday, -catay)

Xamaarasho. ld galangalcee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galco

galangalco [m.dh]
1. Si leexleexasho oo wax xamaaranaya u socod. 2. Dabayl.

galangalcoobid [m.f.dh]
eeg gangalcow.

galangalcow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Cayil ama dhereg la socon waayid.

gal [m.l] (-lal, m.l)
1. Meel godan oo biyo ku jiraan. 2. Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.

gal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-lal, m.l)
1. Nuur dayaxa isku wareejiya. 2. Buqshad. 3. Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).

gal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(galay, gashay; geli) 1. (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid. 2. (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho. 3. (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg