galgaal
(m.l)1. Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa. 2. Dheddig gool noqotay (xoolo).
galgaal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aalay, -aashay)Nafley dheddig gooloobid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galgaal ↴
galgaalbixin [m.dh]
Allabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka timid.
galgaalid [m.f.dh]
eeg galgaal².
laxmar [m.l]
1. Galgaal, cadaad (xiddigo). 2. Dheddig (xayawaan ama dad) oo dhalmo darro darteed la cayilay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg