galgaalid
(m.f.dh)

eeg galgaal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galgaalid ↴

galgaal [m.l]
1. Xiddig soo baxa, marka dirirku u dhowaado dayaxa. 2. Dheddig gool noqotay (xoolo).

galgaal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-aalay, -aashay)
Nafley dheddig gooloobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg