galgalasho
(m.f.dh)eeg galgalo. ld galangalasho, galangalad, galgalad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galgalasho ↴
caloolacaddee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-deeyay, -daysay)
Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor-marinayo samayn.
fargo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
1. Nafley sii dhimaynaysa galgalasho. 2. Nafley la hayo, si ay u baxsato awgeed dhaqdhaqaaq xoog leh samayn. ld fergo, firgo.
galaangalad [m.l]
ld galgalasho.
galaangalasho [m.dh]
ld galgalasho.
galgalad [m.l]
ld galgalasho.
rafo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
1. Nafley xanuun dartii la galgalasho. 2. Arrin ka libkeeni-deed dadaal badan u sameyn.
takaradhabo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-btay, -batay)
Xoolo seynta, afka iyo galgalasho takar isaga celin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg