gallad
(m.dh)

Deeq; liibaan; abaal; mahad.

gallad
(Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1) (-day, -dday)

1. (f.g) Cid abaal u gelid. 2. (f.mg) Ku g.: nimco weyn bixin (Eebbe). ld galladee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gallad

galladayn [m.f.dh]
ld galladid.

galladaysad [m.l]
ld galladaysasho.

galladaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax gallad la kulmay ahaansho.

galladaysasho [m.dh]
eeg galladayso. ld galladaysad, galladaysi.

galladaysi [m.l]
ld galladaysasho.

galladaysnaan [m.f.dh]
eeg galladaysan. ld galladaysnaansho.

galladaysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld galladaysnaan.

galladayso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Cid abaal u gelid si abaalgud looga helo. 2. (f.mg) Ku g.: cid nimco weyn siin (Eebbe).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg