gallayr
(m.l) (-rro, m.dh)

Nooc haadda ka mid ah, la bah ah dafada, hilib cun ah, manjo iyo af guduudan leh oo loo adeegsan karo ugaarsiga iyo ilaalinta beeraha. ld gariir¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gallayr ↴

gallayrrayn [m.f.dh]
eeg gallayrree. ld gallayryayn.

gallayrree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyay, -raysay)
Sida gallayr u qaylin. ld gallayryee.

gallayryayn [m.dh]
ld gallayrrayn.

gallayryee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld gallayrree.

gariir [m.l]
1. Dhaxan ama jirro oo jirku la ruxdo. 2. ld gallayr. 3. ld gariiri.

naylaqaad [m.l]
1. Shimbir ay gallayrka isku bah yihiin kana yara weyn oo waxaraha yar-yar cuna; baqalyo. 2. N. ah: dayax afar iyo tobnaad ah oo aad u iftiin badan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg