galli
(m.l)Dhagax adag oo aan si sahal ah loo jebin karin oo ceelasha salkooda ku jira.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galli ↴
galliimid [m.dh]
ld gelliimid.
galliin [m.l]
ld gelliin¹.
galliin [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
U g.: Laba dhinac oo dhibaato dhextaalay heshiisiin; ergayn. ld gelliin².
gallimid [m.dh]
ld gellimid.
gelliimid [m.f.dh]
eeg gelliin². ld galliimi.
gelliin [m.l]
1. Gelid. 2. Heshiisiinta laba dhinac oo dhibaato dhex taal. ld galliin.
gelliin [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin.
gal [m.l] (-lal, m.l)
1. Meel godan oo biyo ku jiraan. 2. Warqad adag oo xaashiya lagu kaydiyo; fayl.
gal [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-lal, m.l)
1. Nuur dayaxa isku wareejiya. 2. Buqshad. 3. Shay wax lagu xafido (sida seef, billaawe iwm).
gal [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1]
(galay, gashay; geli) 1. (f.g) Wax dhexdi ama gudihii gaarid. 2. (f.g) Arrin, hawl iwm wax ka qabasho. 3. (f.mg) Ka g.:god muhiim ah qof uga hor marid (shax). 4. (f.mg) U g.: shisheey isu dhiibid. 5. (f.mg) U g.: cid maqan howl u qabasho. 6. (f.mg) U g.: cid meel ugu gabbasho. 7. (f.mg) Ku g.: Wax laga quustay heliddooda noqosho (baadi).