galoofaad
(m.l)

Daal iyo dhibaata badan oo lagala kulmo socod dheer.

galoofaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Daal, dhibaato badan socod dheer kala kulmi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh galoofaad

galoofaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid galoofaad gayeeysiin.

galoofaadid [m.f.dh]
eeg galoofaad². ld galoofaadis².

galoofaadin [m.f.dh]
eeg galoofaadi. ld galoofaadis¹.

galoofaadis [m.l]
ld galoofaadin.

galoofaadis [m.dh]
ld galoofaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg