gambi
(m.l)ld gembiyi.
gambi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld gembi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gambi ↴
gambin [m.dh]
ld gembiyi.
gambis [m.l]
ld gembiyi.
gambisan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld gembisa.
gambise [m.l]
ld gembis.
gambisnaan [m.dh]
ld gembisnaa.
gambisnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gembisnaa.
gambiyid [m.dh]
ld gembiyi.
gembi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Wax afrogid. 2. Dagaal ku kicid. ld gambi.
gam [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg