gambisan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)ld gembisa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gambisan ↴
rogan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
1. Wax dhiniiciisa hoose la sarraysiiyay ahaansho. 2. Wax gaadiid laga dejiyay ahaansho (rar). 3. Wax isteensal lagu badiyay ahaansho (qoraal). 4. Ku r.: wax, wax kale ku gambisan ahaansho. 5. Ka r.: wax meel agteeda ku sugan ahaansho.
gambis [m.l]
ld gembiyi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg