gamiitofayt
(m.l) (-tyo, m.dh)

(bot.) Faca ku dhex jira meertada nololeed ee dhirta, kaas oo muujinaya organnada taranka ee dhalaya gaameytyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamiitofayt

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg