gamuur
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

ld gamuux.

gamuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

ld gamuux.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamuur

afgamuuran [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-rmay, -rantay)
ld afgammuuran¹.

afgamuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
ld afgammuuran².

afgamuurmid [m.dh]
ld afgammuurmid.

afgamuurnaan [m.dh]
ld afgammuurnaan.

afgamuurnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afgammuurnaan.

feygamuur [m.dh]
Nooc kabo soomaaliga ka mid ah oo leh suun dambe iyo mid faraha dushooda saaran, labo maqaar oo adag oo cagta labadeed dhinac kor uga tagaan iyo indhal ay gasho far dhexaadda lugta.

gamuuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gamuuxa.

gamuurid [m.f.dh]
ld gamuuxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg