gamuuxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax aan af fiiqan lahayn ahaansho. ld gamuuran, gumuuxan, guxuuma.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamuuxan

afgamuuxan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xmay, -xantay)
ld afgammuuran¹.

afgamuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld afgammuuran².

gamuuxnaan [m.f.dh]
eeg gamuuxan. ld gamuurnaan, gamuurnaansho, gamuux- naansho.

gumuuxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
ld gamuuxan.

guxuuman [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld gamuuxan.

guxuumnaan [m.dh]
ld gamuuxanaan.

gamuux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.

gamuux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg