gamuuxid
(m.f.dh)

eeg gamuux². ld gamuurid, gumuuxid, guxuumi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamuuxid

gumuuxid [m.dh]
ld gamuuxid.

guxuumid [m.dh]
ld gamuuxid.

gamuux [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
G. ah: wax aan caarad fiiqan oo wax mudi karta lahayn. ld gamuur¹, gumuux¹, guxuun.

gamuux [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Wax aan af wax mudi kara lahayn ka dhigid. ld gamuur², gumuux², guxuun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg