ganaaxan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-xnaa, -xnayd)

Wax la ganaaxay ahaansh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganaaxan

ganaaxnaan [m.f.dh]
eeg ganaaxan. ld ganaaxnaansh.

ganaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Ciqaab maaliyadeed oo cid xeer jebisay lagu xukumo in ay bixis.

ganaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Ciqaab maaliyadeed cid dambi fashay bixinteeda ku xukumi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg