gandoob
(m.l)ld gantoob.
gandoob
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)ld gantoob.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gandoob ↴
gandooban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
ld gantooba.
gandoobid [m.dh]
ld gantoobi.
gandoobnaan [m.dh]
ld gantoobnaa.
gandoobnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gantoobnaa.
gantoob [m.l]
1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.
gantoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.
gantooban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
Wax gantoob loo yeelay ahaansho. ld gandooba.
gantoobid [m.f.dh]
eeg gantoob². ld gandoobi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg