ganid
(m.f.dh)eeg gan³. ld gamid, ganiin, gemi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganid ↴
asmee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Asmo ku akhriyid; ku ganid.
cirbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax hawada sare u ganid.
gamid [m.dh]
ld ganid.
kalleeti [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-iyay, -iday; -iyi)
Ku k.: kaadi ama wax la mid ah, oo si ganid ah, u sii dayn.
gan [m.l]
1. Dhogorta nafleyda oogadeeda ka baxda. 2. Farqaha dhan-hoosaadka dermada, kebedda iyo raarka. 3. Heer dhaqaale, bulsho ama siyaasa.
gan [m.dh] (-ano, m.l)
1. Gammuunka halkiisa dambe oo jeexan oo xarigga la saaro marka la gamayo. 2. Labada ilig ee sare middood. 3. Bir, qori iwm qoroofan oo wax la sur.
gan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-amay, -antay; -ami)
Xabbad, fallaar iwm ridid, tuurid. ld ge.