gannadid
(m.f.dh)eeg gannad². ld gannad¹ (3.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gannadid ↴
gannad [m.l]
1. Cayayaan u eg gendiga oo xoolaha dhiigga ka nuugta ayadoo geela ku reebta cudurka dhukaanka. 2. Caatoobidda xoolaha siiba geela marka dhukaanka ku dhaco ama abaari hesho; jaynaf. 3. ld gannadi.
gannad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Nafley kacsan ahaansh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg