gantoobid
(m.f.dh)

eeg gantoob². ld gandoobi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gantoobid ↴

gantoob [m.l]
1. Xijaab ka samaysan kebed ama dermo oo kala qaybiya aqal gudihiisa. 2. Wax la soo gaabshay; aan la dhammaystirin. ld gandoob.

gantoob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Aqal, derin, maro iwm ku kala qoqobid. ld gandoob.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg