ganuunsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ganuunsan ↴
ganuunsanaan [m.f.dh]
eeg ganuunsan. ld ganuunsanaansh.
ganuunsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ganuunsanaa.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg