garaangari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld garangar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaangari ↴

dilindillee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Wax duuban ama kankoonsan sida birmiil iwm garaangarin.

dilindillo [m.dh]
Garangarinta wax kankoonsan ama duuban oo la garaangariyo. ld dilindillayn.

garaangarid [m.dh]
ld garangari.

garaangarin [m.dh]
ld garangari.

garaangaris [m.l]
ld garangari.

garangari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax wareegsan dilindillayn. ld garaangari, garaangiri, giraangiri, girangiri, gi.

garangarid [m.f.dh]
garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.

garangarin [m.f.dh]
eeg garangari. ld garaangarin, garangaaris, garangaris, garaangirin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg