garaash
(m.l) (-shyo, m.dh)

Meesha baabuurta lagu dayac-tiro ama habeenkii la dhigt.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garaash

hooso [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhis yar oo la harsado. 2. Meel dhisan oo hawl lagu qabto; garaash.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg