garabtaagan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-gnaa, -gnayd)Wax, wax taageeraya ahaansho (cid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garabtaagan ↴
garabtaagnaan [m.f.dh]
eeg garabtaagan. ld garabtaagnaansh.
garabtaag [Fal Labagudbe1 | Verb Bitransitive1] (-gay, -gtay)
Fidinta gorayo, cantalaay iwm ay baalka fidiyaan; is g.: qof taageeri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg