garangarid
(m.f.dh)garangar². ld garaangarid, garaangirid, giraangirid, giringiri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garangarid ↴
garangar [m.dh] (-ro, m.l)
1. Bir wareegsan dhexda ka bannaan oo carruurtu ku ciyaarto. 2. Hab loo dego oo aqallada lagu wareejiyo xoolaha. ld garaangar, garaangir, giraan, giraangir, girangir.
garangar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Wax si dilindillo ah u socosho. ld garaangar², garaangir², giraangir², giringir.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg