garbixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Arrin la isku hayo cid kala doodi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garbixi

garbixin [m.f.dh]
eeg garbix.

hagarbixid [m.f.dh]
eeg hagarbax². ld hagarbax¹ (2).

garbi [m.dh]
Geed cadaadka u eg kase wey.

garbi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Cid, garab ku riixid. 2. Wax, garab ku qaadi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg