garci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Haweeney meher la'aan uuray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh garci

garcasho [m.f.dh]
eeg garco. ld garcad, garci.

garcid [m.dh]
ld garcash.

garcin [m.f.dh]
eeg garci. ld garci.

garcis [m.l]
ld garci.

gar [m.l] (-rar, m.l)
1. Timaha ka baxa dhabannada iyo daamanka ragga. 2. Halka ay isaga yimaadaan labada daan. 3. Garraarka haweenka guntintiisa. 4. Dhan, dhinac. 5. Xarig adag oo awrta lagu raro. 6. Wadnaha intiisa adag oo baruurta yeelata. ld ge.

gar [m.dh]
1. Dood loogu xaqsoorayo laba dhinac oo arrin isku haya. 2. Daw; xa.

gar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Caaradda ama afka astaan ama midab gaar ah uga yeeli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg